opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Hay’ada Culimada Somaliyed oo kahadashay dagaalka Gaalkacyo +Cod

img_1c662e-2cdfcb-055a9a-3a93e0-51ca7b-69d9cc
FacebookTwitterGoogle+Share

Sheikh Bashiir Max’ed Salaad,Guddoomiyaha Hay’ada Culimada Soomaaliyeed oo la hadlay warbaahinta ayaa markii ugu horeysay war ka soo saaray Xiisad dagaal eek a dhex taagan maamulada Puntland iyo Galmudug.

Wuxuu sheegay Sheikh Bashiir in wax faa’ido ah aysan lahayn dhiig Shacab oo la diidiyo,balse muhiimada ay tahay in wax waliba miiska wada hadalka lagu xaliyo.

Sidoo kale,Guddoomiyaha Hay’ada Culimada Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay tahay wax laga xumaado in maamulada Puntland iyo Galmudug ay isku dagaalamaan Magaalada Gaalkacyo.

Sheekh Bashiir ayaa sheegay in nidaamka Faderaalka uu sabab u yahay in dagaal uu ka qarxo Magaalada Gaalkacyo iyo sidoo kale maamulada ee dalka Ka jira.

Waxa uu sheegay in Nidaam Faderaalka oo aysan fahansaneyn bulshada Soomaaliyeed uu qatarna ku yahay jiritaanka umada Soomaaliyeed.

Ugu danbeyn,Sheikh Bashiir Max’ed ayaa ugu baaqay maamulada Puntland iyo Galmudug iney ka door bidaan dagaalka wada hadal mira dhal noqda.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook