opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Hereri oo Waraysi xiiso leh la yeeshay Sh. Shariif + VIDEO

skjermbilde
FacebookTwitterGoogle+Share

Madaxwaynihii Hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sh. Axmed ayaa Waraysi Xiiso badan waxaa la yeeshay Wariyaha Telefishinka Universal Cabdisalaan Hereri Iyadoona Su’aalo kala duwan laga waydiiyey Qorshihiisa Xiligan, Sidoo kalana waxaa lasoo bandhigay waxyaabihii uu horey u qabtay.

Dhinaca kale Sheekh Shariif ayaa sheegay in Afartii sano ee ugu danbaysay uu dusha kala socday Soomaaliya, Sidoo kalan uu soo Bartay Luuqada Ingilishka iyo dadka ku hadla Dhaqankooda.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook