opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Hiiraan oo laba mamul qabili doonto dhawaan +Cod

FacebookTwitterGoogle+Share

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu hadda la kulmayaa Culeys Siyaasadeed oo dhinacyo badan xilli uu mar kale doonayo inuu Dalka Xukunkiisa kusoo laabto.

Xasan Sheekh oo la aaminsan yahay in taageerada uu ku tashanayo uu ka heli doono afar Jeeblayaasha ujooga Baarlamaanka iyo Caawimaada Caalamka uu ka helayo ayaa hadana Siyaasada gudaha uusan ka jiifanin.

Madaxweyne Xasan ayaa Reer Hiiraan oo Abtiyaashiis ay deggan yihiin waxay umuujiyeen inuu yahay qof aysan taageero usameyn doonin Kursiga si uu ugu soo laabto.

Waxgaradka iyo  Siyaasiyiinta Hiiraan waxay ku Eedeeyeen Madaxweyne Xasan Sheekh inuusan dhex dhexaad ka aheyn Arinta Shirka Jowhar ayna Kalsoonidii kala Noqdeen.

Wareysi laga duubay Gudoomiyaha Odayaasha Dhaqanka Gobolka Hiiraan Dacar Xersi Nuur ayaa loo daaray Madaxweyne Xasan Sheekh kaasi oo ka hadlayey Arinta Maamulka laga dhisayo B/weyne Ee Hiiraan State loo bixiyey caqabadna ku Ah Soo Laabashada Xasan Sheekh iyo Maamulka Hirshabelle.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook