opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Hogaamiyaha Ahlu-sunah oo ka hadlay DF-Soomaaliya, Xubnaha Aqalka sare ee Cadaado iyo Gaalkacyo+ COD

index
FacebookTwitterGoogle+Share

Hogaamiyaha Ururka Ahlusunna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ay ku Fashilantay Howlihii Loo doortay, Imikana ay kasoo Hadhay Kooxyar oo marba meel Diyaarad u Fuulaya, Sidoo Kalana Doonaya inay Soomaaliya ka Khasaariyaan 4-Sano oo kele.

Sheekh Shaakir ayaa geesta kale sheegay inay magaalada Dhuuso-mareeb kusoo Xuli doonaan Xubnihii Aqalka Sare iyo Aqalka Hoose ee ka qayb gali lahaa Doorashada, Isagoo ku Gacan saydhay Xubnaha maamulka Galmudug ee Magaalada Cadaado lagu dooranayo.

Ugu danbayntii wuxuu ka hadlay xaalada Colaadeed ee magaalada Gaalkacayo, Wuxuuna Fariin u diray Dhinacyada ku dagaalamay Halkaasi ee Punltnad iyo Galmudug.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook