opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Hogaamiyihii Ugu Cimriga Dheeraa Dunida oo Geeriyooday +Sawirro

3
FacebookTwitterGoogle+Share

Boqorkii Waddanka Thailand Bhumibol Adulyadej, ayaa la xaqiijiyey goor dhaweyd Geeridiisa kaasoo ku dhintay Da’da 88 sano jirka.

Waxa uu ahaa Hogaamiyihii ugu wakhtiga dheeraa Dunida isagoo mudooyinkii lasoo dhaafay Xanuunsanaa.

Bhumibol Adulyadej, ayaa Xukunka Hayey Muddo 70 Sano ah iyadoona geeridiisa markii la xaqiijiyey Oohin ay la dhaceen Dad badan oo Cusbitaalka uu ku jiray Hor dhoobnaa.

Waxaa Xilkaasi qaban doona Maha Vajiralongkorn oo ah Dhaxal sugaha Dalkaasi sida uu sheegay R/wasaaraha Dalkaasi.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook