opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

”ilaa Burtinle Galmudug ayaa Leh Waana Soconayna Shacab ayaa Ka Tihin Gaalkacyo”+ Cod

top-news-stories-of-the-day
FacebookTwitterGoogle+Share

Nabadoon Cilm Xasan  oo ka Hadlay Dagaalkii Maanta Magaalda Gaalkacyo Galbeedkeeda ku dhax Maray Ciidamada Galmudug kuwa Puntland

Nabadoon Cilm Xasan ayaa Shegay in Puntland Gaalkacyo ay ku Tahay Marti isla Markana ay Leeyihiin Shacabka galmudug Waxana uu tilmamay in Puntland ay Gaalkacyo ku tahay Shacab isla Markana Shacab aan loo baahneen in Dowladooda Galmudug ay la Dagaalamaan isagoona ugu Baaqay in Ciidamada Garoowe laga Soo Daad Guraynayo dib loo Celiyo Si Shacabka Puntland ay Galmudug sidii ay uga Dagnaan lahaeen Laga Wada taliyo

Waxa uu tilmaamay in Galmudug ay Leedahay ilaa Burtinle Taasi ay Marqaati ka Yihiin beesha Calamka iyo Sido kale QM Waxana ay  tilmaamay  Hadii Dagalada iyo Qaska Gaalkacyo laga Wado La Joojin Waayo Ay Galmudug ku Qasban  Tahay in Deganadeeda ilaa Burinle ay Xoraysato.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook