opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Isku aadka Copa del Rey oo la Sameeyey

FacebookTwitterGoogle+Share

Waxaa Goordhow la soo saaray isku aadka koobka dalka Spain ee Copa del Rey kaas oo ay isku soo beegmeen kooxo adag Waxaana koobkaas uu ka midyahay kuwa ugu adag Caalamka laga dheelo.

Naadiga difaacanaya koobkaan ee Barcelona ayaa ku soo beegantay kooxda Heerka labaad ee Hercules halka Real Madrid ay ku dhacday Leonesa Waana koox heerka labaad ah.

Hadaba sidee laysugu beegmay isku aadka oo dhan?

Alcorcon v Espanyol
Cordoba v Malaga
Cultural Leonesa v Real Madrid
Formentera v Sevilla
Gimnastic v Alaves
Granada v Osasuna
Guijuelo v Atletico Madrid
Hercules v Barcelona
Huesca v Las Palmas
Leganes v Valencia
Racing Santander v Athletic Club Bilbao
Real Betis v Deportivo La Coruna
Real Valladolid v Real Sociedad
Sporting Gijon v Eibar
UCAM Murcia v Celta Vigo
Villarreal v Toledo

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook