opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Isku aadka koobka EFL Cup oo lasameeyey

FacebookTwitterGoogle+Share

Kadib markii ay soo baxeen 8 kooxood oo dheeli doona koobka 3 aad ee laga Cayaaro dalka England ee EFL Cup ayaa waxaa la sameeyey qaabka ay u Cayaari doonaan kooxaha soo baxay.

Sideeda kooxood ee soo baxday ayaa laysugu aadiyey laba labo Waxaana kulamada koobkaan lacayaari doonaan 29 ka bisha soo socota.

Hadaba sidee isugu soo aadeen 8 Naadi ee soo hartay?
Arsenal vs   Southampton

Hull City vs Newcastle

Liverpool vs Leeds

Manchester United vs West Ham

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook