opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Isku Aadka Tartanka Qaramada Afrika Ee 2017 Oo La Sameeyay Ghana V Egypt Algeria Vs Senegal …

2017_afcon_qualification_logo
FacebookTwitterGoogle+Share

Waxaa la sameeyay isku aadka tartanka qaramada Afrika ee 2017 iyada oo ay tartankan ay ka qayb qaadan doonaan 16 xul qaran oo 15 ka mid ahi ay isreeb reeb ku soo kala baxeen. Waxaana tartanka 31 aad ee ee koobka qaramada Afrika marti galinaya dalka Gabon iyada isku aadka lagu qabtay caasimada dalkan ee Libreville.

Tartanka qaramada Afrika ayaa bilaami doono 14 January,2017, wuxuuna socon doonaa ilaa 5 February,2017.Xulka qaranka koobkan difaacanaya ee Ivory Coast ayaa markale bilaaban doona in ay kooban difaacdaan.

Waxaa Group A ku wada jira xulalka qaramada Gabon, Burkina Faso, Cameroon, Guinea Bissau halka Group B ay ku wada loolami doonaanAlgeria, Tunisia, Senegal, Zimbabwe waxaana ugu adag Senegal iyo Algeria.Xulka qaranka Masar ee 7 jeer ku soo guulaystay koobka qaramada Afrika ayaa ku jira Group D waxaana kula jira Ghana, Uganda iyo Mali iyada oo Group C ay ku wada tartami doonaan Ivory Coast, DR Congo, Morocco, Togo iyo waxaana group D ku wada jira.

ISKU AADKA OO DHAMAYSTIRAN:

Group A: Gabon, Burkina Faso, Cameroon, Guinea Bissau

Group B: Algeria, Tunisia, Senegal, Zimbabwe

Group C: Ivory Coast, DR Congo, Morocco, Togo

Group D: Ghana, Mali, Egypt, Uganda

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook