opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Ismaaciil Hure BUUBAA oo ku biiray Xisbiga Wadani Ee C.raxmaan Cirro+Video+Sawirro

buubaa
FacebookTwitterGoogle+Share

Siyaasi Ismaaciil Hure Buubaa oo Horay ugu Hungoobay Siyaasada Dawlada Soomaaliya, Kana soo Cadhooday magaalada Muqdisho, ayaa dhowaan gaadhay magaalada Hargeisa, Wuxuuna maanta ku dhowaaqay inuu ku Biiray Xisbiga Wadani ee C.raxmaan Cirro uu Hogaamiyo.

Dhowaan ayaa waxaa Xisbigaasi ku Biiray Xubno Tiro badan oo Horey Isaga Casilay maamulka uu Siilaanyo Hogaamiyo, Kuwaasi oo ay ka mid yihiin Xirsi Gaab iyo Maxamed Biixi Yoonis, waxaana la sheegay in C.raxmaan Cirro uu hada isku diyaarinayo sidii uu meesha uga Tuuri lahaa Siilaanyo iyo Muuse Biixi.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook