opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Jaaliyada Galmudug Ee Norway Oo Barordiiq Usameyay Cidankii Iyo Shacabki Maraykanku kuxasuqay Galkacyo 28.09.2016 +SAWIRRO +VIDEO

img_2349
FacebookTwitterGoogle+Share

Kulan balaaran oo loogu baroor diiqayay Ciidankii Iyo Shacabkii Maraykanku kulaayay Jeexdin Oo Kutaal Bariga Galkacyo ayaa Shalay lagu qabtay magaalada Oslo Ee Dalka Norway.
Kulanka ayaa waxaa sooqaban qaabiyay qaar kamid ah Jaaliyada Galmudug ee Norway.
Waxaana kasoo qayb galay inta badan Jaaliyada Somaliyeed Ee Norway iyagoo kawada tacsiyeyay dhibaatadii soogaartay cidanka Galmudug iyo Shacabkeedii waxayna Dowalda Maraykanka ugu baaqeen inuu Magdhaw kabixiyo .
Ciidamada Galmudug ee ay laayeen Maraykanku ayay sheegeen inay yihiin Kooxda argagixisada ee Alshabaab waxaana la rumaysan yahay in Puntland ay siisay war qaldan.
Ciidanka la dagaalanka argagixisada ee Maraykanka ayaan ka fiirsan tilaabada oo ay ku laayeen Ciidankii Galmudug ee hortaagnaa Kooxda Alshabaab.
Si kastaba ha ahaatee waa markii ugu horeeyay ee ciidanka Maraykanka weerar ay ku qaadeen ciimada Galmudug oo ka dileen 13 kamida ciidanka daraawiishta.

img_2195 img_2196 img_2199img_2203 img_2206 img_2207img_2210 img_2211 img_2212img_2214 img_2216 img_2218img_2221 img_2224 img_2225img_2226 img_2227 img_2228img_2229 img_2230 img_2231img_2232 img_2233 img_2236img_2238 img_2239 img_2241img_2242 img_2243 img_2244img_2246 img_2247 img_2249img_2250 img_2251 img_2253img_2256 img_2257 img_2270img_2277 img_2278 img_2284img_2289 img_2294 img_2299img_2304 img_2308 img_2310img_2312 img_2320 img_2323img_2324 img_2325 img_2326img_2328 img_2331 img_2332img_2333 img_2334 img_2335img_2337 img_2339 img_2341img_2342 img_2343 img_2344img_2345 img_2346 img_2347img_2348 img_2349 img_2354

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook