opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

JEN. CATOOSH: Itoobiya iyadaa markii hore iska soo gashay Haddana iskeed uga baxday +COD

jen-catoosh
FacebookTwitterGoogle+Share

Wasiir ku xigeenkii hore Gaashaandhigga Dowladdii KMG ahayd ee Somalia, Jen. Maxamed Cali Catoosh, ayaa ka hadlay bixitaanka Ciidanka Itoobiya ay ka baxayaan deegaanno ka tirsan Soomaaliya.

Jen. Catoosh oo u Warramayay Idaacadda SBS Australia – Laabteeda Af Soomaaliga, ayaa sheegay in Ciidamada Itoobiya ee haatan Deegaannada Soomaaliya qaarkood ka baxaya ay iyagu markii hore si iskood ah dalka u soo galeen, haddana ay si iskood ah uga baxayaan.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

One thought on “JEN. CATOOSH: Itoobiya iyadaa markii hore iska soo gashay Haddana iskeed uga baxday +COD”

  1. NUURSHEIKH says:

    OK WAA SAX IN ETHOPIA AY ISKEED UGU BAXDAY SOMAALIYA , LAAKIIN WAXAY BARATAY SIDA SOOMAALIYA AY QARIIDADA U SAMEYSAN TAHAY IYO MEELAHA AY JECELYIHIIN IYAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook