opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Jen. Morgan oo looga guuleystay doorashada xubnaha aqalka sare ee Puntland

morgan-1-1
FacebookTwitterGoogle+Share

Bootaan Barre Samatar ayaa ku guuleystay kursiga 8aad ee xubnaha Puntland ku metelaya aqalka sare, isagoo daaqada kala baxay Gen. Maxamed Xirsi Morgan oo si weyn loogu saadaalinayey inuu guuleysan doono.

Musharaxa Bootaan ayaa helay 38 cod, halka Gen. Maxamed Xirsi Morgan uu ka helay 27 cod.
Baarlamanka Puntland ayaa weli waxaa ka socdaa doorashada xubnaha aqalka sare oo ay ku tartamayaan 26 xubnood oo laga rabo iney ka soo baxaan 11 xubnood.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook