opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Jeneraal Fartaag “Gaas Iyo Guuleed Maxkamad Baad Tihiin”+ Cod

fartaag
FacebookTwitterGoogle+Share

Mamdaxweyne ku xigeenkii hore ee Jubbaland Jeneraal C/laahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa sheegay in maxkamad la saari doono madaxweynayaasha maamullada Puntland iyo Galmudug, haddii aaney degdeg ku joojin dagaallada ka socda magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.

Fartaag oo kamid ah Aqalka sare ee dalka ayaa sheegay in wax laga xumaado tahay in la dhameeyo shacabka Soomaaliyeed, islamarkaana laga doonayo hoggaamiyeyeeshan in dagaallada joojiyaan.

Maalin ayuu sheegay in madaxdan ku cusub hoggaanka Puntland iyo Galmudug wax laga su’aali doono dhibaatada maanta ka jirta magaalada Gaalkacyo.

Dagaallo ayaa weli ka soconaya magaalada Gaalkacyo, waxaana dagaalladaasi ay geysteen khasaare kala duwan oo dhimasho iyo dhaawac isugu jirta, iyadoo saakay dagaalkii ugu xooganaa uu dib u qarxay.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook