opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Jose Mourinho oo ay Macquul tahay in laganaaxo kahor kulanka Caawa

1
FacebookTwitterGoogle+Share

Macalinka kooxda Kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa lasheegayaa in uu qarka u saaranyhay in Laganaaxo kahor ama kadib kulanka adag ee uu Wajihi doono Liverpool caawa.

Xiriirka FA ga dalka England ayaa Goordhow shaaciyey in dacwad lagu soo oogi doono Macalinka Manchester United laguna eedeyn doono hadaladii uu ka sheegay Garsooraha Cayaarta Liverpool iyo Manchester United Anthony Taylor.

Jose Mourinho ayaa shaki ka muujiyey kuna adkeystey in uusan kalsooni ku qabi doonin qaabka uu u dhex dhexaadin doono Anthony Taylor Cayaarta ay ladheelayaan Liverpool isaga oo ku eedeeyey Maamulka iyo Taageerayaasha Liverpool in ay Cadaadis badan saareen Ninkaan sidaa daraadeedna uu uga eexan doono kooxdiisa.

Muran fara badan ayaa ka yimid kadib Markii Xiriirka FA ku dhawaaqeen Garsoore Anthony Taylor uu qaban doono kulanka darbiga England ee ay dheelayaan caawa kooxaha Liverpool iyo Man United Waxaana lagu eedeeyey in Ninkaan uu yahay mid degan Meel aad ugu dhow Garoonka Old Trafford isla Markaana uu Taageere u yahay Manchester united.

_91941723_taylor_afp

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook