opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Jubbaland oo daaha kaqaaday Xubno kamid ah Aqalka Sare

FacebookTwitterGoogle+Share

Iyadoo ay maanta ku eg tahay waqtiga loo qabtay in maamulada dalka ku soo gudbiyaan liiska musharixiinta Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa waxaa soo baxaya qaabka maamulka Jubbaland u qeybiyay 8-da xubnood ee kasoo gaaray Aqalka sare.

Madaxwaynaha Maamulka Jubbaland oo Mashquul ku ahaa Maalmihii u danbeeyeye sidii uu Siyaasiyiinta Jubbaland oogu qaybin laha aXubnaha Aqalka Sare,Waayna tani qaadatay mudo,maadaam uu wareer badan ka jiro labo arimood oo kala Siyaasiyiinta lakala siinyao Xubnahan aqalka Sare iyo Sidoo Kale qaabka loogu qaybin doono Xubnahaas Beelaha dagan.

Maamula Jubaland iyo Qaabka Beelaha loogu qeybiyay xubnaha Aqalka Sare:

1.Beesha Mareexaan: 2
2. Beesha Kuumade: 2
3. Beesha Harti: 1
4. Digil & Mirifle: 1
5. Coormale: 1
6. Sheekhaal: 1

Wararka qaarkood ayaa sheegaya in xubnaha lagu qoray inay u tartamaan kuraasta aqalka sare ay ugu cadcad yihiin,Shaqsiyaad Magac Ku leh Soomaaliya guud ahaan gaar ahaan Waxaa shaqsiyaadkan ku jira Sida naloo xaqiijiyey

1-Profer Maxamed Cabdi Gaandhi,ahaa Wasiirkii hore ee Wasaarada Gaashaandhiga Soomaaliya.

2-C/laahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) – Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Jubaland
3- Prof Maxamed Cabdi (Gaandi), -wasiirkii hore ee Gaashaandhiga dowladdii KMG-
4- Cabdi Maxamed Tarax – Madaxii Hay’adda Qaxootiga Qaranka ee dowladii Siyaad Barre.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook