opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Kaftanka Siyaasada “C.wali Gaas oo Siilaanyo 2 Arimood ka bartay +Video

kaftanka-siyaasada
FacebookTwitterGoogle+Share

Barnaamijka Kaftanka Siyaasada ee uu soo Saaro Wariye Cali Xaraare oo lagu soo qaatay Todobaadkan Qodobo Xiiso Badan.

Barnaamijka ayaa ugu horayn diirada lagu saaray C.wali Gaas oo laba Arimood uga dayday Axmed Siilaanyo, Kuwaasi oo kala ah inuu Saqdhexe isbadal sameeyo, iyo Dekeda Boosaso oo la doonayo in lagu wareejiyo Imaaraadka Carabta, Iyadoona Wasiirka dekadaha markii uu magacaabay uu horay ugu raacay Imaaraadka.

Waxaa sidoo kale Barnaamijka lagu soo qaatay Sidii wax uga dhaceen magaalada Jowhar, Magaalada Ceerigaabo sida ay ugu Nool yihiin Afarta Beelood ee kala duwan, iyo Xaalada Colaada Galmudug iyo Puntland ee Gaalkacyo Halka ay Salka ku hayso.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook