opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Labo Ugaas oo Reer Hiiraan ah oo kubiiray shirka Jowhar+Sawiro

u-1-1
FacebookTwitterGoogle+Share

Ugaas Cali Ugaas Muxumed Ugaas Shafeec iyo Ugaas Cali Ugaas Xassan Ugaas Rage oo si weyn uga soo horjeeday qorshaha dowlada federaalka ay ku dooneyso in maamul loogu sameyo gobollada Hiiraan iyo shabeellaha dhexe ayaa maanta gaaray Magaalada jowhar kadib markii dhowaan ay ka soo tageen magalaada Baladweyne iyago ku biiray duubabka dhaqanka ee ka qeyb galay shirka maamul u sameynta Hirshabeelle.

Wasiirka arrimaha gudaha Soomaliya mudane Cabdirxmaan Xuseen Odawaa, ayaa wafdiga Ugaasyada ku qaabilay Xarunta Maamulka Gobolka ee magaalada Jowhar, waxaana wasiirku tilmaamay in ay aad u soo dhawaynayaan Ugaasayada soo garay Jowhar si ay ugu biiraan dhameystirka dhismaha dowlad gobaleed Hirshabeelle.

Waxaa jiray warar soo baxayay maalmahan oo ahaa in ugaasyadii hore u diidanaa shirka Jowhar inay aqbaleen balse Ugaas Xasan Ugaas Khaliif uu weli diidan yahay ka qeybgalka shirka ama aqbalida natiijada ka soo baxday shirka.

u-1-1 u-2 u-3

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook