opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Lionel Messi oo laga yaabo inuu muteesto ganaax dheer +Sawirro

FacebookTwitterGoogle+Share

Wargayska caanka ah ee Marca ayaa daabacay in hogaamiyaha kooxda Barca Messi uu caayay taageerayaasha Valencia.

Messi ayaa gool rigoore ahaa ka dhaliyay kooxda Valencia daqiiqadii 93-aad, taas oo keentay in taageerayaashu ay ka caroodaan goolka Messi, waxaana la arkayay iyaga oo quraarad madaxa uga dhiftay Suarez iyo Neymar.

Kaamirooyinka garoonka ayaa qabtay Messi oo aflagaado ku hoobinaya taageerayaasha Valencia dhamaadkii kulankii ay kooxdaas ugu martiyeen ee wareegga 9-aad ee La Ligaha

Arintaas ayuu sameeyay Messi ka dib markii taageerayaasha ay ku soo tuureen qashin xilli ay u dabaal dagayeen goolkii rigoorada ahaa ee uu Messi dhaliyay daqiiqaddii 92-aad ee waqtiga dheeriga

aakiin Wargayska Marca ayaa sheegaya in kadib quraaradii ay soo tuureen uu Messi hortagay taageerayaasha isla markaana uu si xun u caayay.

Sikastaba xiriirka Spain ayaa baaraya wixii dhacay waxaana si toos ah loo aqrisan karay hadaladii foosha xumaa ee Messi uuku yiri taageerayaasha Valencia inkasta oo aan wali la baahin hadaladii uu adeegsaday.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook