opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Liverpool oo timid Kaalinta labaad ee Horyaalka England +Sawirro

FacebookTwitterGoogle+Share

Kooxda kubada Cagta Liverpool ayaa soo Tiigsatay Kaalinta labaad ee Horyaalka dalka England kadib markii ay Guul muhiim ah ka qaateen Kooxda West Brom.

Liverpool ayaa 2-1 ku garaacday kooxda Xili kasta dhibta ee West Brom Waxaana Goolasha u kala dhaliyey Xidigaha kala ah Sadio Mane iyo Philippe Coutinho kuwaas oo qaybta Horeba ku kala baxay in ay Cagta mariyaan Naadigaan.

Naadiga Liverpool ayaa hada kaalinta labaad kaga Jirta kala Horeynta Horyaalka England iyaga oo ay isku dhibco yihiin Arsenal oo dhanka Goolasha kaga Horeysa Waxa ayna wada leeyihiin min 20 dhibcood,

LIVERPOOL (4-3-3) Karius 6: Clyne 7, Lovren 7, Matip 8.5, Milner 7: Henderson 7, Can 7, Lallana 7.5 (Wijnaldum): Mane 7 (Origi), Firmino 7, Coutinho 8 (Lucas)

UNUSED: Mignolet (GK), Sturridge, Klavan, Moreno

Booked – Henderson

Goals – Mane 21′, Coutinho 35′,

WEST BROM (4-2-3-1) Foster 6: Dawson 7, McAuley 7, Olsson 6, Nyom 6: Fletcher 5, Yacob 5 (Brunt): Phillips 6, Chadli 7, McClean 5 (Robson-Kanu): Rondon 6

UNUSED: Myhill (GK), Galloway, Morrison, Gardner, Leko

Booked – Yacob, Morrison, McClean

Goal – McAuley 83

Attendance – 53218

Referee – N Swarbrick 7

Man-of-the-Match .

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook