opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Maamulka Goboleedyada Oo Maanta Laga sugayo arin muhiim ah

madax
FacebookTwitterGoogle+Share

Guddiga doorashada heer Federaal ayaa maanta ku dheggan maamul goboleedyada dalka ka jira, kuwaasi oo laga sugayo iney soo gudbiyaan liiska xubnaha aqalka sare.

Maanta ayeey ku ekeyd mudadii loo ballamay arrintaasi, waxaana laga doonayaa dhammaan maamullada dalka ka jira iney soo gudbiyaan xubnaha aqalka sare.

Guddiga doorashada wuxuu sheegayaa in haddii maanta aan la keenin liiska ay dib u dhici doonto doorashada balse marnaba aan laga aqbli doonin maamullada in taasi ay dhacdo.

Wararka waxay sidoo kale sheegayaan in qaar kamid ah maamul goboleedyada ay diyaariyeen xubnaha uga mid noqonaya aqalka sare, hase ahaatee laga yaabo qaarkood in wax un ay dib uga dhacday.

Doorashooyinka dalka Labo jeer ayeey dib u dhaceen, waxaana caalamka ay middaan u arkeen arrin dhibaato badan keeni karta, iyaga oo digniin kama dambeys ah u diray maamullada.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook