opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Magaca iyo Calanka uu yeelanayo Maamulka Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo la soo bandhigay

4
FacebookTwitterGoogle+Share

Iyadoo maalmahaan danbe magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe uu ka socday shirweyne looga arinsanaayo dhismaha maamulka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa ergada maamul usameynta labada gobol ay caawa isku raaceen in magaca cusub ee labada maamul uu noqdo HIRSHABEELLE.

Ergada ayaa sidoo kale la sheegay in ay haatan ku howlan yihiin wax ka badalka Qabya Qoraalka Dastuurka iyo dhameestiirkiisu qodobada muhiimka ah ee la xiriiro ku dhawaaqista caasimada cusub ee dowlad goboleedka Hiiraan Iyo Shabeellaha Dhexe, astaanta iyo calanka maamulkaas lagu wado in uu yeesho.

Warar ay heleyso Wardoon.net ayaa sheegaya in Ergada ay badankood isku raaceen in meel mariyeen Calanka uu yeelanayo maamulka oo midibkiisu yahay qeyb calanka buluuga ee dhexda xidigta ku leh, doog cagaaran oo wehliya geed iyo wabiga.

calanka

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook