opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Maamulka Koonfur Galbeed oo ku dhawaaqay Liiska Musharaxiinta Aqalka Sare (AKHRISO)

FacebookTwitterGoogle+Share

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa goordhaw soo saaray Liiska Xubnaha u tartamaya Doorashada Aqalka sare ee Soomaaliya, waxaana liiskan ka dhax muuqda haween badan oo u sharaxan kursigaasi.
Kursi walbo oo kamid ah Aqalka sare ayaa waxaa u tartamaya labo Musharax kuwaa ay kala dooran doonaan Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, waxaana Liiskan ka dhax muuqda Haween kaliya in ay ku tartamayaan kuraasta qaar.

 

sw1sw2

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook