opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Madasha Qaran oo Muqdisho berito kushiridoonta

index
FacebookTwitterGoogle+Share

Waxaa Lagu Wadaaa In magaalada Muqdisho uu ka Furmo Shirka Madasha Wadatashiga Qaran Ee Madaxda Soomaalida.

Shirka Madasha Wadatashiga Ayaa Lagu Wadaa in uu Bari Si Rasmi ah uga Furmo Magaalada Muqdisho.

Shirkaasi waxyaabaha diiradda lagu saari doono waxaaa kamid ah doorashooyinka, amniga guud ee dorashooyinka iyo waliba dagaalka ka dhextaagan maamuladda puntland iyo galmudug

Sidoo kale Waxaa Shirka hareeyn Doono arrinta laxariirta aqalka sare oo isgana is qab qabsi baahsan uu hareeyay.

maanta gelinka dambe ayaa lagu wadaa in muqdisho ay soogaaraan madaxda maamul goboleedyadda Dalka.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook