opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Madaxda Dowladda oo lagu amray in ay ka qeyb qaataan sii deynta Nabadoono u Xeran Niyuu Boolis +Cod

FacebookTwitterGoogle+Share

Waxaa dhawaan deegaano ka tirsan gobolda Baay iyo Bakool laga watay Malaaqyo, Nabadoono iyo dad Shacab, waxaana watay oo Xabsiga dhigay Ciidanka Niyuu Booliis ee Dowladda deegaanka Itoobiya.

Shacabka iyo Nabadoonada Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya in ay arrintaan wax ka qabato.

Waxa ay sheegeen in qalad lagu Xeray dadkaasi isla markaana ay Xeran yihiin muddo badan.

Waxa ay sidoo kale sheegeen in dadka Xeran uu ku jiro Malaaqa Guud ee Gobolka Bakool iyo Dhalinyaro kale oo Caan ka ah deegaanada Koofur Galbeed Soomaaliya.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook