opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Madaxwayne Guuleed oo kulabtay Cadaado Kadib Socdaalkii Jowhar +SAWIRRO

20161018_092127
FacebookTwitterGoogle+Share

Wafdi uu hogaaminayey Madaxweynaha Dawlada Gobolleedka Galmudug C/kiriin Xuseen Guuleed ayaa maanta gaaray Magaalada Cadaado Kuwaasi oooo Xalay kaga qeyb galay Magaalada jowhar Munsaasabadii lagu soo dooranayey Madaxda Maamulka Hirshabelle.

Wafdigaan ayaa markii ay ka dageen Garoonka Diyaarada Cadaado waxa si diiran usoo dhaweeyey mas’uuliyiin katirsan Maamulka Galmudug.

Si Kooban mar uu Saxaafada ula hadlay C/kiriin Guuleed ayuu sheegay inay ku faraxsan yihiin Dhismaha Maamulka Hirshabelle Ee Jowhar lagu soo dhameystiray.

Waxa Madaxweyne Guuleed uu Fariin udiray Ugaas Xasan Ugaas Khaliif kana codsaday inuu taageero siiyo Maamulka Hirshabelle isagoo og inuu yahay Ugaas Qiimo ka dhex Leh Soomaalida qadarintiisana mudan yahay.

 

20161018_09210720161018_09211920161018_09212720161018_09213520161018_09215320161018_09494220161018_095137

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook