opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Madaxwayne Guuleed oo kulan la qaatay Safiirada Inigriiska u fadhida Soomaaliya Mrs. Harriet Matthews +Sawirro

FacebookTwitterGoogle+Share

Madaxweynaha Galmudug Cabdi kariin xuseen Guleyd ayaa Muqdisho ku sugan Waxana Halkaasi uu kula kulmay madax kasocota Beesha Caalamka.

Madaxweynaha Galmudug ayaa kulankiisa ugu Danbeeyay la kulmay Safiirka Dalka ingariiska ee somalia u Fadhiya Ms Harriet Matthews.

Labada Dhinac ayaa ka Hadlay Arimo Badan Waxana ugu Muhiimsanaa Arinta ka Taagan Magaalada Gaalkacyo Halkaasi oo Dagaalo ka socdaan.

Ms Harriet Matthews ayaa Madaxweynaha Galmudug ka Codsatay in Colaada Gaalkacyo la joojiyo isla markana la Aqbalo Heshiis iyo Xabad Joojin.

Madaxweynaha Galmudug ayaa Arintaasi ka Aqbalay isagoo u sheegay in Galmudug Diyaar u tahay Nabada Gaalkacyo waxana intaasi ku daray in Wada Hadal diyaar u yihiun.

Dhanka kale Dowlada ingariiska ayaa Galmudug u Balan qaaday in ay Caawiso Dhanka dhismaha Ciidanka iyo Mushaharkooda.

1 2 3 4

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook