opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Madaxweynaha Galmudug iyo Saraakiil Ciidan iyo Ehelada Ciidankii la Duqeeyay oo Muqdisho Tagay

2
FacebookTwitterGoogle+Share

Madaxweynaha Galmudug Cabdi kariin Xuseen Guleyd ayaa ka Baxay Magaalada Cadaado isagoo Hogaaminayo Masuuliyiin ka Tirsan Galmudug Sida Saraakiil iyo Xubno kale,

Xubnaha Madaxweynaha Raacay Waxaa ku jira Ehelada Qaar kamid ah Ciidanka Galmudug oo Lagu Duqeeyay Degmada Jeexdin Halkaasi oo lagu Laayay,

Madaxweynaha Galmudug iyo Ehelada Ciidanka ka Dhintay ayaa la kulmaya Saraakiil Ciidan oo ka tirsan Mareykanka Taasi oo ku Saabsan Duqeyntii Dhacday iyadoo Safarka ay ku jiraan Saraakiil Ciidan iyo Cabdi Qeybdiid,

Arimaha Aadka looga Hadlayo Waxaa kamid ah Dhacdadii Dhacday Raali Galin Ciidanka La Duqeeyay iyo Sidoo kale in Mareykanka Arintaasi uu ka Hadlo.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook