opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Madaxweynaha Galmudug lakulmay Safiirka Mareykanka ee Somaliya +Sawirro

guuleecd-safiirka-usa
FacebookTwitterGoogle+Share

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo muddooyinkan ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa kulan la yeeshay safiirka Mareykank ee Soomaaliya.

Kulanka ayaa maanta ka dhacay xarunta Xalane ee safaaradda Mareykanka, waxaana la sheegay in safiirka Mareykanka Stephen Schwartz iyo madaxweynaha Galmudug ay ka wadahadleen dagaalka Magaalada Gaalkacyo, arrinta duqeyntii Mareykanka ku dilay ciidamadii Galmudug.

Safiirka Mareykanka Stephen Schwartz ayaa si toos ah uga dalbaday Madaxweynaha Galmudug in la joojiyo dagaalka magaalada Gaalkacyo, si shuruud la’aan ahna loo kala qaado ciidamada taasoo uu aqbalay Madaxweynaha Galmudug. Safiirka Mareykanka ayaa sidoo kale xiriir la sameeyay madaxweynaha Puntland C/weli Gaas.

Stephen Schwartz ayaa laga soo xigtay in Mareykanka uu saldhig milateri ka sameysan doono degaanada Galmudug si loo Xoojiyo wada-shaqeynta Mareykanka iyo Galmudug.

guuleecd-safiirka-usa1

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook