opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Madaxweynaha Galmudug oo Cadaado kulaabtay +Sawirro+Video

2
FacebookTwitterGoogle+Share

Madaxweynaha Galmudug Cabdi kariin ayaa ku soo laabtay Magaalada Cadaado waxana uu ka hadlay arimo badan.

Madaxweyne Cabdi kariin ayaa ugu Horeyn ka hadlay Heshiiska Dowlada mareykanka isagoo sheegay in Heshiiska laga Gaaray Duqeynta Ciidanka Galmudug.

Isagoo arintaasi ka Hadlaya ayuu yeeshay in ay la kulmeen madax ka socota Dalka Mareykanka isla markana safarkii muqdisho uu arintaasi la xiriiray.

Dhanka kale Madaxweynaha Galmudug ayaa ka Hadlay Hadalkii kasoo yeeray Puntland ee Dagaalka Gaalkacyo.

Guleyd ayaa Sheegay in Galmudug waxba ka tareen Hadal leeska sheego isagoo intaasi ku daray in Gaalkacyo tahay Halka meel ee leh labo maamul taasina ay tahay ayaan daro.

 

1 2 3 4 5

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook