opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Madaxweynaha Galmudug oo sheegay in aysan aqbali doonin in labo Maamul ay ka wada taliyaan Magaalada Gaalkacyo + COD

FacebookTwitterGoogle+Share

Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in aysan ogolaan doonin in Magaalada Gaalkacyo ay ka taliyaan labo Maamul.

Waxa uu sheegay in Magaalada Gaalkacyo aysan ka wada talin Karin maamulada Galmudug iyo Puntland.

Waxa uu xusay in aysan suurta gal ahayn in labo Maamul ay ka wada taliyaan hal Magaalo isla markaana Maamulka Galmudug keliya loo ogol yahay inuu Magaaladaasi ka taliyaa.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook