opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Madaxweynaha Hirshabeelle oo manta tagaya Beledweyne

FacebookTwitterGoogle+Share

Madaxweyanha cusub ee maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa maanta ku sii jeeda magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.

Wafdiga Madaxweynaha Hirshabelle Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa la sheegay inuu socdaalkiisa ku wehliyo gudoomiyaha Gobolka hiiraan Yuusuf axmed Hagar (Dabageed), Guddoomiyihii hore ee Hiiraan C/fataax Xasan Afrax iyo mas’uuliyiin kale.

Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in odayaasha iyo waxgaradka magaalada oo shir labadii maalmood ee ugu danbeeyay ay intooda badan isku raaceen inay soo dhoweeyaan, isla markaana taageeraan maamulka cusub ee Hirshabeelle.

Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo ah duubka qura ee ku haray diidmada maamulka lagu dhisay Jowhar ayaa la filayaa inuu la kulmo madaxweynaha Hirshabeelle.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook