opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray Magaalada Jowhar

1112
FacebookTwitterGoogle+Share

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhow Gaaray Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe , halkaasi oo lagu wado in maanta lagu caleemo saaro Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle iyo sidoo kale Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi.

Wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa ka mid ah wasiiro ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo sidoo kale mas’uuliyiin kale .

Madaxweynayaasha maamulada Koonfur Galbeed iyo Galmudug Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa sidoo kale lagu wadaa in ay maanta gaaraan magaalada Jowhar ee xarunta shabeellaha Dhexe.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook