opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Madaxweynaha Xasan Sheikh ” Gaalkacyo inta aan Galmudug la Dhisin Waxba ma ahayn ” +Cod

xasan-sheekh
FacebookTwitterGoogle+Share

Madaxwaynaha soomaliya xasan sheikh maxamuud ayaa tilmamay inta aan galmudug la Dhisin in gaalkacyo ay ahayd magaalo qof masuul ah uusan kuhoyan karin hada oo galmudug Kudhawaad toban sano jirsatayna gaalkacyo ay noqotay magaaloyinka ugu horeeya soomaliya

xasan sheikh ayaa bogaadiyay hab maamulka galmudug oo uu sheegay in ay tahay wax kudayasho mudan Waxana uu tilmaamay in galmudug markii la Dhisay Ay Gaalkacyo Gaartay Horumar isla Markana Magalada ay Balaaratay Waxana uu tilmaamay in Dowlada Galmudug ay Gaartay Guul lagu Faani Karo

Madaxweynaha Dowlada Fadaraalka Somaliya aya Sidoo kale Shegay in Shacabka Galmudug ay Yihiin Dadkii Gaalkacyo Dhisay oo Horuamr hada lagu Faani Karo Gaarsiiyay isagoona shegay sido kale in Gaalkacyo Galmudug ka hor aysan waxba ahaan jirin balse galmduug markii la dhisay ay gaartay horumar maanta lagu faani karo.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook