opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo War Cusub ka soo saaray Dagaalka Gaalkacyo iyo Cida wada +Cod

FacebookTwitterGoogle+Share

Madaxtooyada Galmudug ayaa Goordhow si adag uga hadashay Dagaalada Muddooyinka ragaadiyey Magaalada Gaalkacyo ee u dhexeeya Maamulada Galmudug iyo Puntland.

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Cabdi Xaashi oo shir jaraa’id ku qabtay Xarunta Madaxtooyada Galmudug ayaa sheegay in Dagaalka Gaalkacyo uu yahay mid ay ka dambeyso Puntland balse ay wejiyo badan u yeeleyso iyadoo ku eedeyneysa Cid aan shaqo ku lahayn, sida uu yiri.

Maxamed Cabdi Xaashi waxa uu sheegay inay beesha Caalamka iyo Dowlada Fedraalka ay u cadeynayaan inay Puntland ay wado Dagaalka, kadib markii sida uu sheegay ay diiday inay Fuliso Heshiisyadii horay looga gaaray Colaada Gaalkacyo.

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug waxa uu intaa ku daray in wixii Cawaaqib xumo ah oo ka yimaada Dagaaladaas ay qaadan doonto Puntland.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook