opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Madaxweyne Siilaanyo oo looga yeeray Adis Ababa+ Video

siilaanyo
FacebookTwitterGoogle+Share

Wafdi uu hogaaminayey Madaxweynaha Soomaaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa waxay maanta Gaareen Magaalada Adis Ababa Ee Caasimada Dalka Itoobiya.

Waxa Wafdigaan qeyb ka ah Marwada Madaxweynaha Soomaaliland,Wasiirka Madaxtooyada iyo Wasiirka Arimaha Dibada Maamulkaasi.

Si diiran ayaa lagu soo dhaweeyey Wafdigaasi Magaalada Adis ababa markii ay maanta gaareen Magaaladasi.

Socdaalka Axmed Siilaanyo Ayaan weli la ogeyn sababta ka dambeysay hase ahaatee Warar la helay ayaa sheegaya in looga yeeray Adis Ababa.

Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliland Xuseen Dayib ayaa waxa uu sheegay in Casuumaad uu Madaxweyne Siilaanyo ka helay R/wasaaraha Dalka Itoobiya Haila Mariam Desegln.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook