opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Madaxweyne Somaliya oo kubaqay in lajoojiyo Dagaalka Gaalkacyo

madaxweynaha_soomaaliya_dagaallo_1
FacebookTwitterGoogle+Share

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa war ka soo saaray dagaalada saaka ka qarxay magaalada Gaalkacyo e u dhaxeeya ciidamada maamulkada Galmudug iyo Puntland.

Madaxweynaha ayaa baaqiisa uga dalbaday labada maamul inay si degdeg ay u joojiyaan dagaalkaasi, sida laga soo xogtay afhayeenka Madaxweynaha Daa’uud Aweys Jaamac.

Madaxweynaha ayaa sheegay in dagaalku yahay macne darro aan loo baahneyn in la abuuro colaad kale oo dhiig lagu daadiyo.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook