opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Madaxweyne Xasan “Dhismaha maamulada gobolada Waqooyi ee dalka Soomaaliya ayaa inoo Hadhay”+COD

xasan-sheekh
FacebookTwitterGoogle+Share

Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo shalay Khudbad ka Jeediyey Munaasibada Caleemo-saarka Madaxda maamulka Cusub ee Hir-shabeele ayaa wuxuu sheegay inayna Dhamaamin Dhismaha maamul Goboleedyada Soomaaliya.

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sidoo kale sheegay in dowladda Soomaaliya ay ku dadaali doono sidii maamul goboleed loogu sameyn lahaa gobolada Waqooyi ee Somaliland. Wuxuuna sidoo kale sheegay in magaalada Muqdisho loo samayn doono Meqaam gaar ah.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook