opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Madaxweyne Xasan sheekh waan tagayaa dhamaan maamul Goboledyada +COD

xasan-sheekh
FacebookTwitterGoogle+Share

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay Arrimaha Doorashooyinka Dalka ka dhacaya Bilaha October iyo November.

Madaxweyne Xasan ayaa sheegay in aysan marnaba dib u dhici doonin Doorshada Soomaaliya islamarkaana ay ku dhici doonto Waqtigii loo qabtay.

Sidoo kale Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay inuu tagayo Dhamaan Xarumaha Maamul Goboleedyada Dalka ka jira si uu ugala hadlo in aysan dib uga dhicin Doorashada Xiliga loo balamay.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook