opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Man United oo heshiis lagaartay Sam Johnstone

4219431
FacebookTwitterGoogle+Share

Kooxda Kubada Cagta Manchester United ayaa heshiis lagaartay Cayaaryahan Goolhaye ah oo u dheela kaas oo lagu Magacaabo Sam Johnstone kaas oo Saxiixay heshiis uu kula sii joogi doono ilaa 2018 ka,

Sam Johnstone oo ah Goolhaye da.yar oo aad loo amaanay ayaa Maamulka Naadiga Manchester United Waxa uu ku abaal mariyey heshiis Cusub Waxa uuna kooxdaan lajoogey ilaa 10 Sano Jirkiisii.

Xidigaan oo 23 Sano jir ah ayaa Kursiga keydka soo fariistay kulamadii ay Man United la dheeleen kooxaha kala ah Northampton iyo Zorya Luhansk Waxaana loo arkaa in uu yahay mid Mustaqbal Wanaagsan ku leh.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook