opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Man United oo Record Cusub u dhigtay Premier League +Sawirro

FacebookTwitterGoogle+Share

Kooxda Kubada Cagta Manchester United oo kulankii Horyaalka Premier League ee Sabtiga Bareejo ay ku kala baxeen Naadiga Burnley ceebi ka raacday ayaa hadana waxa ay Horyaalka England u dhigeen Record Cusub oo aan Horay loo dhigin.

Manchester United ayaa noqotey kooxdii koowaad ee Taariikhda Premier League hal Cayaar Samaysa 37 Shuud hadana aan Gool ku dhalin Mana Jiro Naadi kale oo sidaa Sameeyey inta la ogyahay.

Weeraryahanka dalka Sweden Zlatan Ibrahimovic ayaan Gool dhalin 6 dii kulan ee ugu dambeysey ee uu dheeley Horyaalka England Mana dhicin sidaa ay Noqoto Tan iyo Sanadkii 2007 dii oo uusan 6 kulan Goolal u dhalin Inter Milan.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook