opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Man United oo shaacisay Magacyada Cayaartoy dhaawac kaga maqnaan doonta kulanka Liverpool

gettyimages-610886182-e1476449140658
FacebookTwitterGoogle+Share

Macalinka Manchester United Jose Mourinho ayaa shir Jaraa id ka sheegay Cayaartoy dhaawac kaga maqnaan doonta Kulanka aadka u adag ee ay lacayaari doonaan isniinta kooxda Liverpool,

Jose Mourinho ayaa sheegay in ay dhaawac kaga maqnaan doonaan Xidigaha kala ah Luke Shaw iyo Henrikh Mkhitaryan kuwaas oo aan dheeli doonin Kulanka isniinta ee ay lacayaarayaan Liverpool.

Luke Shaw ayaa ku dhaawacmay kulankii ay Watford lacayaareen ee looga badiyey 3-1 halka Henrikh Mkhitaryan uu mudo dhawaac kaga maqnaa Man United markii uu dhaawac ka soo Gaaray Cayaar uu u dheelayey dalkiisa,

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook