opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Maradona oo kala saaray Sergio Ramos iyo Gerard Pique

FacebookTwitterGoogle+Share

Cayaaryahankii hore ee Xulka dalka Argentina Diego Maradona ayaa sheegay in daafacyada kala ah Segio Ramos iyo Gerard Pique uu fiicanyahay Xidiga kooxda Barcelona ee Gerard Pique kaas oo uu ku tilmaamay in uu yahay daafac aad uga fiican Ramos.

Diego Maradona oo mudo gaaban u dheeley Barcelona isla Markaana ahaa Mucjisadii kubada Cagta Caalamka ayaa amaan kala duldhacay daafaca Gerard Pique kaas oo uu yiri waa mid ka mid ah daafacyadii ugu fiicnaa ee Caalamka soo maray.

Maradona ayaa sheegay in kubada cagta Caalamka ay soo mareen daafacyo aad u wanaagsan oo yaqaana qaabka loo raaco Weeraryahanada qatarta ah balse uusan Sergio Ramos garaneyn qaabka layaabka badan ee uu Gerard Pique uu u raaco ama kubada uga difaaco Weeraryahanada ka soo horjeeda.

sergio-ramos-le-mando-mensaje-jpg_600x0

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook