opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Mareykanka oo Saldhig ka Furan Doono Galmudug +Cod

1
FacebookTwitterGoogle+Share

Kulan Xasaasi ah aya Waxa uu Dhax Maray Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Mudane Cabdi Kariin Xuseen Gulled iyo Sidoo kale Safiirka Mareykanka ee Somaliya Waxana Labada Dhinac ay ka Wada Hadleen arimo Xasaasi ah oo ay ka Mid tahay Saldhig in uu Galmudug ka Furto Mareykanka iyo Arimo ku Saabsan Dagaalka Gaalkacyo

Mareykanka aya Ugu horeen Maamulka Galmudug ugu Hanbaleeyay Doorashadii Aqalka Sare ee Cadaado Ka Dhacday Sidii loo Soo Qorsheeyay ;Waxana Dowlada Mareykanka ay Balan Qaaday in Ciidamo Si Gaar ah u Tababaran Dowlada Mareykanka ay u Tababari Doonto Dowlada Galmudug iyadoona Arimaha La Dagalaanka Argagaxisida Galmudug iyo Mareykanka ay ka Wada Qayb Qaadan Doonaan  ,Mareykanka aya Dowalda Galmudug ka Codsaday in ay Aqbaalkan Sharuud La,aan in Dagaalka Gaalkacyo la Joojiayo Waxana Madaxweynaha u Gudoomay Codsiga Mareykanka

Afhayeenka Galmudug  Cabdulahi Xaashi Farax aya ka Warmaya Sida uu kulankaasi u Dhacay iyo Arimaha Loga Wada Hadlay

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook