opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Maxaa Kala Haysta Taliyaha Laanta Socdaalka Somalia Jen. KOOFI iyo Qurbejoogta Soomaaliyeed ? +COD

koofi
FacebookTwitterGoogle+Share

Taliyaha Laanta Hogaanka Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya General Maxamed Aadan Koofi ayaa waxa uu ka hadlay Eedeyn kaga timid Qurba Joogta Soomaaliyeed.

Gole ay ku bahoobeen Soomaalida Qurbaha ayaa waxa ay Ku Dhaleeceeyeen in Kala sooc lagu Sameeyo Soomaalida markii ay ka deggaan Garoonka Diyaaadaha Muqdisho.

Maxamed Aadan Koofi oo saaka wareysi siiyey Idaacada BBC SOMALI ayaa waxa uu ka hadlay warkaasi islamarkaana sheegay in Dastuurka uu ku qoran yahay in Xaq leeyihiin Qurba joogta ay run tahay balse Baasaboorka Ajnabiga ay nidaam udejiyeen dadka wata.
Taliye Koofi ayaa sheegay in aysan simaneyn Qurba Joogta iyo Qaran Joogta marka Socdaalka loo Eego isagoo Hadalkiisa sheegay in Sharcigaan uu yahay mid hore ujiray.

Laanta Socdaalka Soomaaliya ayaa tibaaxday inaysan jirin wax dhibaato ah oo lagu sameeyo Qurba joogta Dadka Soomaaliyeed Ee Wata Baasaboorka Ajnabiga Ah.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook