opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Maxamed Axmed Caalin oo Si Kulul Uga Hadlay Dagaalka Gaalkacyo ee Soo Laab laabtay + Sababta Dagaalka Xal looga Gaari layahay+ COD

FacebookTwitterGoogle+Share

Madaxweynihii hore Galmudug Maxamed Axmed Caalin oo ka hadlay dagaalkii galabta ayaa marka hore wax laga xumaada ku tilmaamay dagaalka ku soo laab laabtay magalada Gaalkacyo isagoona dhinac kale xusay in madaxda puntland aysan raali ka aheyn nabadda magaalda Galkacyo .

Caalin ayaa Shegay in Nabada Gaalkacyo ay ka Xaniban Tahay Dhanka Puntaldn isagoona Tusaale u soo Qaatay Wada Hadaladii hore e Lagu balan Sanaa in kismaayo lagu Qabtay ,wada hadaladaasi ayuu shegay in galmdg ay Diyaar u ahayd Balse Puntland Dhankeeda Wada Hadalada laga Waayay.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook