opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Maxay tahay Sababta Kenya dib ugu bilowday Dhisamaha Darbiga Xadka Soomaaliya iyo Kenya +Cod

aa-aa-kenya-darbi
FacebookTwitterGoogle+Share

Dadka ku nool magaalada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa VOA u sheegay in mar kale ay dawladda Kenya bilowday dhaqdhaqaaqa ay dib ugu dhisayso darbi mara xuduudda labada waddan, kaasoo Kenya ay horey u sheegtay inay doonayso inay kaga hortagayso weerrarada Al-Shabab.

Dadka magaalada oo ay ku jiraan nabaddoono iyo dad kaleba oo lasoo xiriiray VOA ayaa sheegay in darbigan uu xaafad ka mid ah Buulo Xaawo uu marindoono dhinaca Kenya haddii uu ku socdo jidka haatan uu dhismuhu ku socdo.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook