opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Murrashaxiinta Madaxweynaha Iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Xisbiga WADDANI Oo Loo Doortay+ Sawirro

r
FacebookTwitterGoogle+Share

Xubanaha golaha dhexe ee xisbiga Waddani ayaa waxaa ay cod gacan taag ah ku meel mariyeen in musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani Noqdo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro Waxaa uu Helay oo u codeeyey 629 cod cid diiday ma jirto cid ka aamusteyna ma jirto.

Sidoo kale Xubnaha golaha dhexe ee xsbig Waddani ayaa waxaa ay si rasmii u doorteen musharaxa madaxweyne ku-xigeen ee xisbiga Waddani

Madasha hoolka waxaa fadhiyey 629 xubnood oo galaha dhexe ah Maxamed Cali cabdi ayaa waxaa uu helay codad dhan 581

Axmed Muumin Seed ayaa waxaa uu helay codad dhan 44 Xubnood, Waxaa ka aamusay 4 Xubnood oo aan codadkooda la haynin.

2_fotor

1_fotor

Waxaana hada si rasmi ah goor dhaw u bilaabmi doonta codeynta iyo kaala saarista musharaxiintaasi.

3_fotor4_fotor5_fotor6_fotor7_fotor8_fotor9_fotor

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook