opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Musharax Gumbe oo Ka Baxay Tartanka Aqalka Sare ee Puntland+Video

FacebookTwitterGoogle+Share

Musharax Maxamuud Cali Saciid (Gumbe) ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay Xubintii Aqalka sare ee Puntland isagoona xog ka bixiyey Sababta ku kaliftay.

Maxamuud Gumbe ayaa sheegay in kulan ay Garoowe ku yeesheen Beesha uu ka soo jeedo ay ku Go’aansatay inuu isaga haro tartankaas Maadaama sida uu sheegay lagu daray Qabaa’il kale.

Waxa uu sheegay in Xaq ahaan ay u leeyihiin beeshoodu inay u tartanto Kursi ay u madaxbanaantahay oo Qaabil kale kula tartameyn.

Musharax Maxamuud Cali Saciid ayey hal kursi kuwada tartamayeen jeneraal Moorgan, lamana oga waxay Puntland ka yeeli doonto Cabashada beeshan.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook