opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Muuse Suudi Yalaxow Beesha Caalamka markaan waa ka darey waxeeda

22287
FacebookTwitterGoogle+Share

Muuse Suudi Yalaxow oo kamid ahaa Hoggaamiye Kooxeedyadii dalka soo maray ayaa cajiib ah ugu jawaabay beesha caalamka, taasi oo ku aadan diidmada hoggaamiye kooxeedyadii dalka soo maray.

Yalaxow oo ku sugan Jowhar ayaa sheegay in la yaab ay tahay in isaga iyo rag kale loo diido in ay xilal sare ka qabtaan dowladda isaga oo tilmaamay in beesha caalamka ay isku maleysay beel Soomaaliyeed.

“Beesha Caalamka markaan waa ka darey waxeeda, waxay leedahay hebel yuusan imaan iyo hebel ha yimaado, ma iyadaa Soomaali ah, ma dalkaan bay xukuntaa, waxaan leeyahay aryaada meesha beesadiina ku qaata annaga afaaraheena waxba idiin kama geline”

Muuse Suudi oo hadalka sii wata ayaa yiri “Aniga waxaan la yaabanahay Soomaaliya ma dal madax bannaan baa mise gumeysi ayaa jiro, nabee waxaad u dhaqmeysaan sidii gumeystaha Talyaaniga oo kale”

Beesha caalamka ayaa diidday in xildhibaan laga dhigo dhammaan hoggaamiye kooxeedyadii dalka soo maray, walibana ahaa qabqable dagaal.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook